Nagu Saabsan

Nagu Saabsan

Magacaygu waa Muxammed Maxamuud Ismaaciil, waxaan wakhtigayga firaaqadaha ah ku qaataa inaan wax qoro, waxaan ogahay haba yaraatee dadka usoo gudbiyo qaab qoraal ahaan ah. Waxaan ahay araday ku nool wadanka dibadiisa, waxaan qoray hal Buug kaas oo aan halkan kuso bandhigay (Waa imtixaan Nolosha Adduunyo) kana heli kartid Boggan, hadana waxaan wadaa Buug kale oo hadii illaahay yidhaahdo aan soo saari doono wakhtigu haddii uu ii saamaxo.

Hadaad tahay qof jecel inuu wax akhriyo naftiisuna ku dareento degenaan waxaan rajaynayaa inaan kuusoo gudbin doono qoraalo xiiso badan oo ku cajab galiya.

Waxaan rajanayaa inaad Qoraaladayda wax badan kafaa’idaysan doonto.

Hadaad wax su’aal ah qabto Hoos iigu reeb adigoo mahadsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *