Category: Sheekooyin

Maskaxdaadu way ku dili kartaa

Maskaxdaadu way ku dili kartaa

Wakhti wakhtiyada ka mid ah ayaa waxaa soo gaadhay magaalo nin socoto ah, albaabkii magaalada waxaa uu kula kulmay ninkii Malagii Geerida. Ninkii isagoo Argagaxsan ayuu waydiiyay Malagii Geerida, Malagoow maanta maxaad meesha ka qabanaysaa. Malagii wuxuu ugu jawaabay: waxaan maanta ka soo qaadayaa nafta 100 qof oo magaaladan dagan, intuu wakhtigu ii gaadhayana halkan …

+ Read More

Waxaan ka xishooday Addoomadayda Qaar!

Waxaan ka xishooday Addoomadayda Qaar!

Wakhtigii nabi muuse (NNKH) Nolaa ayaa waxaa dhacday, inay u yimaadaan reer aad sabool u ahaa. Waxay ku yidhaahdeen nabi Muuse “nabigii illaahayow waxaad rabigaa noo waydiisaa inuu naga dul qaado faqriga.” Nabi Muuse codsigoodii wuu ka aqbalay, illaahay ayuu u baryay isagoo u waydiinaya inuu rabi ka dul qaado reerkan faqriga iyo dhibaatada. Illaahay …

+ Read More

Qiimaha Saaxiibtinimada

Qiimaha Saaxiibtinimada

Waxaa jiray bari sadex nin oo saaxiibo ahaa, waxaa lakala odhan jiray Cumar, Axmed iyo Cabdilaahi. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa dhacday inay Cumar dhibaato dhaqaale soo wajahdo, Cumar xaaskiisii oo ay dhibaatadu taabatay ayaa tidhi “Cumaroow waadigii saaxiibada fiican lahaan jiraye, orodoo wax inoosoo waydii, haday sidaad sheegtay yihiin waynu arki iyo …

+ Read More

Dardaarankii Aabo

Dardaarankii Aabo

Waxa uu ku bilaabay isagoo ka sheekaynaya xaaladihii ugu danbeeyay ka hor intaanuu aabihii geeriyoon, wuxuu ku bilaabay isagoo leh: Sidii caadada ii ahayd waxaan imid gurigayagii, waxaan dareemay markiiba inaanuu jawigu sax sanayn, mugdi badan iyo aamusni ayaa ha dheeyay reerkayagii farxada badnaa! Intaa kadib waxaan soo galay gudaha guriga, waxaan arkay Waalidkay, aabahay …

+ Read More