Category: Dhiirigalin

Ka Faa’idayso Wakhtigaaga!

Ka Faa’idayso Wakhtigaaga!

Qormadan waxaan rabaa inaan kugu yara xasuusiyo muhiimada uu leeyahay wakhtigu.   Wakhtigu waxaa uu leeyahay muhiimad aad u wayn, hadaynu maanta ognahay qiimaha uu leeyahay halka daqiiqo, marnaba ku maynaan lumineen wax aan u qalmin. Nasiib daro waxaad maanta arkaysaa dhalinyaro soomaali ah oo badan oo le, halkeen wakhti ku luminaa? Lagasoo bilaabo Maalintaynu …

+ Read More