Category: BUUG

Waa imtixaan Nolosha Adduunyo |BUUG|

Waa imtixaan Nolosha Adduunyo |BUUG|

Sida magaca ku xusanba buuggani wuxuu kusaabsanyahay murugada qofka bini aadmiga ahi murugoodo inta uu noolyahay iyo sababaha keena, intaa waxa la socota siduu qofku uga bixi lahaa haday murugo ku habsato. Sidaynu badankeenu ognahay murugadu waa xanuun ku dhaca bini aadmiga sida xanuunada caadiga ah oo kale, hadii maanta shil aad gasho tusaale ahaan …

+ Read More